Farxada difaacashada book ga thesis ka ee ardayda jaamacada gees ka afrika 2018





Mallin ka difaacashada booga jaamacadda gees ka afrika ayaa waxaa lagu qabtay isla xarunta jaamacaa gees ka afrika xarunta taleex.
waxaana ka mid ahaa ardayda difaacaneysay book goodii THESIS kaardayda baratay facults yada soo socda:
1) Economic and Management Sciences.
2) Business Administration.
3) Public Administration.
4) Information Technology.
5) Medicine.
Iyo kuwa kale oo aan halkan lagu soo koobi karin, waxayna dhamaantoo hanbalyo udireen maamulka iyo macalimiinta jaamacadda gees ka afirka 
Powered by Blogger.