Arday dhameesatay heerkii 1aad ee waxbarashada jaamacada gees ka afrika...





























waxaa jaamacada geeska afrika xarunta taleex lagu qabtay difaacashada book ga ( Thesis ) ka ee her ka 1aad waxbarashada.
waxayna ardaydu iskugu jireen kuliyado kala duban kuwaasi oo mudo afar sanadood ah ku hoolanaa barashada culuunta kala duban,

Difaacashada ayaa waxay u ubilaabatay si aad uqurxoon iyadoo sidoo kalena ay ku soo gabagaboobday si aad looga riyaaqay.
waxayna ardaydu isku marxabenayeen midba midka kale iyagoo aad ugu farxsan waqtigii qaaliga ahaa ee ay isla soowadaqaateen mudadii ay daraasada usocotay.
Powered by Blogger.